Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Talaalka xilliga uurka la qaato waa imisa?
(1/1)
Shaxshaxleey:
Asc walal waa mshadsan tihiin caawimadiina su.aashayda waa talaalka xiliga uurka laqaato waa imisa 4 caruura ayaan dhalay 6 talaalna horaan u qàatay marka wax talaala oo kan tetanadaa miyaan qadan hadaan uurkale qado mise wuu ii dhamaday dadayda waa 23 sano uur walbase maqaab baaa talaalka mise 5 talaal hadaa qabto wixii ka badan dhibaatay iii kenayaan naaska inta ilmaha nuugayasn hadaan cadada waayo wax dhibaataa ma iii keni kadhaaaa hadaan 1 sano ama kabsdan helin waa mahadd ssn tihiin
SomaliDoc:
Tallaalka wixii kuu dhiman waxaa laga ogaan karaa noocyada tallaaladii aad soo qaadatay.
Midda kale, wadamada way kala duwan yihiin tallaalada la siiyo haweenka uurka leh, ee wadanka aad dagan tahay jadwalka tallaalka uureyda fiiri.
Fadlan la xiriir qeybta daryeelka uurreyda (Prenatal Care) adigoo wata buugaagii tallaalka si ay kaaga shaafiyaan su'aalaha aad qabtid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version