Author Topic: Sidee Somalia Looga Shaqeystaa!!  (Read 7729 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Sidee Somalia Looga Shaqeystaa!!
« on: August 30, 2007, 12:22:31 PM »
Waxaa jecleystay dhakhaatiirteena dibada ku nool oo jecel inay ku laabtaan wadankooda hooyo in aan uga sheekeeyo sida looga shaqeesto wadankooda.
Safar aan ku tagay somaliya kadib aana ku soo wada maray from south to north meela badane oo xarumo caafimaad ahne aan booqday.
Dhakhaatiirta ka shaqeysata somaliya waxaa loo kala qeybin karaa:
1- Qof si gooni ah u shaqeysta oo clinc isaga uu leeyahay u furan.
2- Koox is ku tagtay oo sameystay center leh pharmacy, laboratory, iyo dhowr clinic oo kala duwan.
3- Koox ku hartay isbitaaladii dowlada oo ka shaqeysata kuwaaso ay maareeyaan NGOs.
4- Isbitaalo ay sameesteen hay'ado caafimaad sida MSF oo kale oo iyagane dhakhaatiir shaqaaleystay.
5- Dhakhaatiir u shaqeeysa UN-ka oo mashaariic horumarin wada oo xafiisyo fadhiya, meelo khaas ah tago oo report-yo qoraan.
Intaa waxaan ku sii darayaa meel walbo oo aan tagay waxa ay ka cabanayeen dhakhaatiir la'aan, sababtoo ah kuwii wadanka joogay oo ka sii tagaya iyo kuwii dibada jiray oo imaan la'.
Sidaa darteed qorsho cusub oo hada ay bilaabeen inay ku shaqeeyaan hay'adaha samafalka wuxuu qorayaa in dhakhaatiirta dibada ka imaaneysa ay priority leeyihiin inay ka shaqeeyaan hay'adahaas khaas ahaan haduu qofkaa yahay qof cusub oo hada soo qalin jabiyay, khibradne aan heysan.
Somaliyane waxaan ku soo arkay dhalinyaro badan oo ka shaqeysa wadanka oo qaarkood 2006-kii soo qalin jabisay oo kakala yimid Sudan, Yemen, Pakistan, Iraq, Malaysia iyo wadamo kale.
Marka dhinace kale oo aduunka la gu doorto qofka shaqo doonka ah khibaradiisa shaqo, sababta somalia saan keentay sida aan ka fahmay oo ah in qofka cusub markuu hay'ad la shaqo bilaabo in ay sahlantahay in policy-geeda uu la qabsado, manhajkeeda waxqabadkane uusan dhib kala kulmin maxaayeelay hay'adaha wadanka ka shaqeeya waa kala duwanyihiin xataa sida ay wax u daaweeyaan.
taasi intaa hadaan kaga gudbo, somaliya meelo badan oo nabad ah baa jirta oo qofku ka shaqeysan karo hadii sababta looga cararayo ay tahay amni darro awgeed.
wixii comments ah waan soo dhaweynayaa
Regards
Dr.Mahdi


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: Sidee Somalia Looga Shaqeystaa!!
« Reply #1 on: September 28, 2007, 06:14:33 AM »
Salaan sare Admin
How about the pharmacists?
How the real pharmacists work there?

Real Pharmacist
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.


 

Best Histology website (blue histology) Try it -Esp for Students in Somalia-.

Started by Dr.AdnanBoard Basic Medical Science

Replies: 2
Views: 46905
Last post December 21, 2007, 04:19:33 PM
by Dr.Adnan
Medical Group Says Access to Medical Help in Somalia Down Drastically

Started by Terror manBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 35428
Last post January 25, 2010, 07:11:17 PM
by Dudieezper
Right to Health and Public Health Law Assessment in Somalia Consultant

Started by AbdulrazzakBoard Medical Jobs & Trainings

Replies: 0
Views: 28038
Last post June 15, 2013, 11:39:57 PM
by Abdulrazzak
Nutrition Coordinator - Merlin Kenya / Somalia Nutrition Programmes

Started by AdminBoard Medical Jobs & Trainings

Replies: 0
Views: 37167
Last post May 25, 2011, 07:45:32 PM
by Admin
Health Manager (Health Management Information System), Nairobi - Somalia

Started by AdminBoard Medical Jobs & Trainings

Replies: 2
Views: 339564
Last post November 22, 2015, 05:05:04 AM
by Ashom