Author Topic: Su'aal: Xididada xaniinta bidix oo waaweyn?  (Read 7186 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hajisuge

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xididada xaniinta bidix oo waaweyn?
« on: January 30, 2015, 07:33:08 PM »
Asc walalayaal xanuunkeyga hadii aan idin sheego xaniinta bidix ama qooraha mida bidix ayaan waxaan isku argaa markaan fariisto ama aan socdo wuxuu ka weynaadaa midka midig qaab ahaan wey isla egyihiin balse xidida sooo galo ayaa kaweyn marka aan taabto xididkaas wax kala xir xiran baan isku arkaa xanuun iguma hayaan ee maxey noqon karaan waxaas.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xididada xaniinta bidix oo waaweyn?
« Reply #1 on: January 31, 2015, 10:53:31 AM »
Xidido bararka xaniinta waxaa caafimaad ahaan loo yaqaannaa "Varicocele", soomaalidane waxay u taqaannaa "Gale"
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456
Halkaane ka akhriso jawaab hore oo ku saabsan xanuunka aad ka cabanayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5440.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Hajisuge

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xididada xaniinta bidix oo waaweyn?
« Reply #2 on: February 02, 2015, 07:14:06 PM »
asc walal 2da xaniin wey isla egyihiin balse xididada qaado spermka iyo gaadadida ayaad moodaa in ay xogahaa ka yara weyn yihiin ee walal 2da xaniin wey isla ge yihiin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xididada xaniinta bidix oo waaweyn?
« Reply #3 on: February 04, 2015, 04:51:31 PM »
Walaal waa sax iyadoo isla eg ayey hadane ka dareemi kartaa mid ka mid ah in xididada ku jira ay kuuskuus leeyihiin ama kurtumo, waxayna u badan tahay xanuunka aan kor kuugu soo sheegay, mida kale xididka aad taabanayso oo kuuska leh ma qaado sperms ee waa kii dhiigga siday, kan sperms-ka qaado ma ahan wax gacan ku taaban karto sidaasne ma noqdo.
Fadlan la xiriir takhtar si laguu saaro baarista Ultrasound-ka iyadaa kuu kala cadayn doonto insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7289
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 41354
Last post January 20, 2018, 03:01:49 PM
by Abdirizak Hazzan
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8534
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay xiniyo xanuun gaar ahaan tan bidix?

Started by GalooldahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6927
Last post October 27, 2016, 03:28:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa feerta bidix naaska hoostiisa?

Started by LaabtaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 12009
Last post November 21, 2011, 09:41:16 PM
by SomaliDoc