Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Manida iska keenida Xanuunada ka yimaada?
(1/1)
Dheeg:
Doctor waxaan ku waydiin lahaa in badan baaniska keenaayay biyaha anigoo isticmaalaya gacmahayga
iminka sanad waan iska daayay waanan joojiyay balse waxa ay igu keentay
cucun jidhka ah iyo dry skin ah in aan qolof yeesho
ama cadaan iga daata madaxa ee maxaan ku daweeyaa mise keenaa xanuunkaas
mahadsanid
SomaliDoc:
Walaal gacanta oo biyo la isaga keeno dhibaatooyin dhowr ah oo dhianaca caafimaadka way keenaan laakiin weli ma arag qof ay u keentay astaamaha aad tilmaantay weliba adigoo joojisay muddo sanad ku dhawaad.
Cuncunka iyo maqaarka oo qolfoof yeesho waxaa dhici karto in cudur maqaar ay tahay ee fadlan la xiriir takthar cudurrada maqaarka.
Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version