Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibaato xaga kaadida iga haysata?

(1/1)

Zadiiq:
Ascwrwb
salaan kadib somalidoc ALLAHA idib ka abaal marsho hawshaad bulshada u haysa

Intaas madib Dr. In mudo ah waxaan isku arkay kaadiba inay i dhibayso
kow kaadidu igama so dhamanayso ol waa igu haraysaa
labo waxaad mooda in tuubada kaadidu so marto  hadan taabto waxad mooda in wax ku jiraan
mararka qaarkoodna kaadidaydu wa xad dhaaf daqiqad daqiqad ayay i qaban
markay kaadidu i qabatana waa igubaysa ma celin karo
marka ma infection baa wan garan la ahay

SomaliDoc:
Calaamadaha aad sheegtay waxaa ugu badan 3 shay oo kala ah:

Infekshanka kaadida:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
Ciriiriyowga Ibta:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1865.0.html
Bararka Qanjirka borostaatada:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html

Fadlan markaa qoraalladaas ka bogato, la xiriir taktar si baaritaan laguugu sameeyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version