Author Topic: Su'aal: Xanuun inta u dhaxaysa naaska bidix iyo dhuunta?  (Read 12399 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jamiila

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun inta u dhaxaysa naaska bidix iyo dhuunta?
« on: February 16, 2015, 02:26:35 PM »
asc dhamaan dhaqatirtena qaali ah  waa ku mahadsan tihiin sida wanagsan oo  aad ugu jawaabtan su,aalaha  thanks  alot         
su,aasheyda waxey tahay  xabada ayaa ii axanuun lkn    ma ahan xabadka oo dhan ee waa naaska bidix iyo dhuunta inta u dhaxeysa  waye hadii aan gacanta ku riixo xanunka waxaan ka dareema lafta mana ahana  wax joogta ah  oo marwalba  ii xanuuna,   xanunka xabadka waxaan saa.iid u dareema  markaan qubeysto oo kale ,  hada ka hore ayaa gaas liga helay  waxaan qadan jiray dawada gaas  waa ku fiicnaaday ilaa hadane waa qataa ,  sidoo kale waxaa ii  xanuuno feeraha waxaad mooda  sida qof xamaali ahaa oo wax culeys ah qaaday oo  kale waxaan  leeyahay deeco badan oo mararka qaar waxaad mooda deecada iney igu xirmeyso oo kale   xoog ayaan iska kaga keena   sidoo kale
 markuu gaaska ugu kacsan yahay  dhuunta wax sida dhagaxa  oo kale ah ayaa ii so istaagayo , walow aad horay ugu hadasheen xabad xanuunka iyo feeraha lkn aniga kan ii haayo waxaan mooda inuu ka duban yahay xoogaa/    insha allah waxaan rajeynaa  inaad fahmi doonta qoralka,   thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun inta u dhaxaysa naaska bidix iyo dhuunta?
« Reply #1 on: February 18, 2015, 01:24:31 PM »
Fadlan xanuunada xabadka ku dhaco way tiro badan yihiin laakiin waxaa lagu kala sooci karaa astaamo cudur kasta u gaar ah ee fadlan qoraal akhriso ee ka faaidayso waxa uu xanuunkaaga u eg yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html
Kadib dhakhtar la xiriir si lagaaga shakki bixiyo, hadduu jirane daawo lagaaga qoro.

Midda labaad gaaska wuu keenaa xabad xanuun iyo wadna garaac labadaba, xabad xanuunka gaaska wuxuu ku aadan yahay lafta sakaarta loo yaqaano ee xabadka isku heyso lafaha feeraha, fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunada gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na soo weydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33224
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32259
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23453
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41583
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21465
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre