Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?
(1/1)
Dhoore12:
Asc waxaan isku arkay wax igu cusub oo ah markaan aan xaaskeyga utegi rabo ayaan guska iska damaya inta ka horeysana wuu kacsanyahay markaan is diyaariyana wuu damaya marka waxan rabaa aan codsabaya in la iiga soo jwbo su'aal kale dabada agteeda ayaa nabar kuusan iga soo baxay oo marna yaraanaya marna soo kuusmaya markauu soo kuusmo dhecan si kale u uraya ayaa ka imanaya baabasiir miyaa mise waa faecal maxaase lagu daweyn karayaa????
SomaliDoc:
Guska oo damo markii aad damacdo xaaskaaga waxay ka mid tahay qeyb ka mid ah, cilladaha kacsigaha, fadlan, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Su'aasha labaad, jawaabteedane halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html
Wixii su'aalo dheeraad ah aad qabtid waad na soo weydiin kartaa.
Libaaxsane:
Sxb adoo mahadsan dhibkaan anu horey iso maray hadane wn ka bogsaday waxan kugula talinaa mushkilada wa walwal ma isku aragtay iyo naxtin fara badan markaad isku day sameesit
Navigation
[0] Message Index
Go to full version