Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kurtumo xanuun aan lahayn oo lugta iiga yaal?

(1/1)

Jaamac Garweyne:
Asc doctors sln ka dib waxan idin ka codsanaya in aad iga jawabtan dhibato aan isku arkay last 5yr lkn aan xanun igu heynin but sanad kasta sikobcaya. Wana kurtumo lugta midig canqowga agtisa iiga so baxay o hal hal uso muqanaya mudo ka dibna weynanaya o wax xanunnah aan lahen ila hada 4waweyn iyo 4yar yar o soweynanaya aya igu yala e mxa kena wlal

SomaliDoc:
Inkastoo ay fiicnaan lahayd in la arko kurtumaha aad tilmaantay nooca ay u eg yihiin, laakiin kuuskuuska jirka ugu badan ee ka soo baxo waxay soomaalida u taqaannaa "Honqor", caafimaadkane waxaa la yiraahdaa "Warts", waxay u badan tahay badanaa lugaha, gacmaha, qoorta iyo cawrada, Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2842.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version