Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gaastarik ma leeyahay laabta oo ku dikaanta?
(1/1)
Abdi21:
Digtoore waxan isku arkay markii ugu horeeysay laabta oo aad moodo inuu culeeys iga saaran yahay mudo kadibna habeenkii markaan jiifan rabo ayaa laabta i oloshaa mudo yar kadib waxan isku arkay ineey idikaanto laabta oo hadana dhinaca xiga wadnaha aad moodo inuu ixanuunayo wadnaha hoostiisa oo aan moodo inuu wadnuhu i jiidmayo xiliyadaas xitaa ma qiyaasi karo dareen ahaan sida aan ahay waayo aniga dhan ayaadba moodaa inaan bedelmo dhegaha xitaa waa i cabursamaan gastarik ma leeyahay wax yaabahaas
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka gaaska iyo calaamadihiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version