Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Carurta ma la siin kara kamille tea?

(1/1)

Hawakalif:
Asc dhantin
Walal laba sual   
1 carurta kamille tea mala siinkara
Max hayna u darta

2  qof  biyaha kulul mar wel ba ku qubaysto
Malinti laba ila hal
 Cafimad isa wax ma u dhimaysa jirkisana
Maku jilcaya
 

SomaliDoc:
Waa maxay kamille tea? Ma waxaa ka wadaa chamomile tea?
Biyaha kulu oo lagu qubeysto caafimaadka waxba uma dhinto.

Hawakalif:
Chamomile tea  walalo

SomaliDoc:
Inkastoo hooyooyinka ay shaahaan ku daaweeyaan calool majiirka caruurta, laakiin caafimaad ahaan uma fiicna, baaritaano lagu sameeyay waxaa la ogaaday inuu carqaladeeyo nuugista macdanta birta iyo fitamiinnada qaar in jirka uu ka faaidaysto.
Fadlan ha siinin caruurtaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version