Administration Panel > Announcements
Congratulations Dr.Habib (Hambalyo, Hambalyo...)
(1/1)
Admin:
Bahda SomaliDoc, waxay u hambalyaynaysaa Dr.Habib oo ku guuleystay inuu soo afjaro waxbarashadiisii takhtarnimo, Dr.Habib wuxuu ka mid yahay howl wadeenada bogga SomaliDoc.
Waxaanu leenahay Hambalyo, Mabruuk, waxbarashada halkaa ka sii wad, noqo qof dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa wax u tara...
A.Cirro:
ACE.
Hambalyo DR. Xabiib
Navigation
[0] Message Index
Go to full version