Author Topic: Su'aal: Madax xanuun ii daran markaan fooraarsado?  (Read 4651 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jaamac Garweyne

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madax xanuun ii daran markaan fooraarsado?
« on: February 27, 2015, 10:08:07 AM »
Asc dr waxa jira xanuun aad ka hadasheen o layirah "SINUSITIS" calamadaha aad kushegtenah mid ka mid ah ayan isku arkay o ah madax xanuun o uu udaran yahay dhaqdhaqaaqa jirkeyga o hadaan foorarsado saa'id ayu ixanunaya daqiiqado yar ama hadaan foraray o aan istaago sido kale sa'id ayu ixanunaya daqiqado yar lkn hadaan dhaqdhaqaaqin madax xanuun yar o meel fog ah ayan daremaya wuxuna u badan yahay dhanka maskaxda iyo xiska mar mar ayu ila wajiga so garaya lkn indhaha wax xanuun ah kama daremo wuxu i heynaya xanunkas 2-3malmood gudahood kadib nah caadi ayan noqonaya. E dr xanunkas miyu xirir laleyahay mise waa madax xanuun iska cadi ah. Waad ku mahadsantihin waqtigina iyo cilmigina o aad nohurtaan hagrid la'aan thax again




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuun ii daran markaan fooraarsado?
« Reply #1 on: March 04, 2015, 04:13:04 PM »
Waxaan filayaa in aad qoraalkaan ka hadlaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html

Waxaa habboon in aad la xiriirtid taktharkaaga si uu kaaga fiiriyo calaamadaha aan ku xusnay qoraalkaas, way dhici kartaa inuu isaga yahay, qasab maahan in aad calaamadaha aan sheegnay dhamaantood isku wada aragtid.

Midda kale waxaa jira qoraal kale oo aan kaga hadalnay madax xanuunada kale oo halkaan aad ka akhrisan kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html

Haddii ay jiraan faahfaahin dheeraad ah waad na soo waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33344
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32388
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23588
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29491
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48186
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc