Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay faa'iidada ama khasaraha siigada?
(1/1)
Ahmed Mohamed:
waa maxay fa'iidada, khasaraha, iyo waliba sida la isaga joojin karo siigada
Cabdiqani_ysf:
asc walaal waxaan ku odhan lahaa siigadu khasaare mooye faaido maleh
waana wax diin ahaan la mid ah sinada oo ah xaaraan.
khasaaraha siigada waxa ka mida indho la'aan ,murqo xanuun, biyo bax dagdag iyo hamo la'aan waana ta keenta in qoysas badani isku furan.
sido kale siigadu waxay keenta xifdi yaraan iyo xanuuno kale oo badan.
siigadu waa caado aad u xun oo loo baahanyahay qofkasta inuu ka digtoonaado
sideed siigada iskaga jari karta?
sida uGu fiican ee aad iskaga goyn kartaa waa adiga oo ilaahay isku xidha sidoo kale badela xiligii aad seexan jirtay qalbigaagana wax kale ku mashquuliya sida waxbarasho, qur'aan akhris, iyo iwm.
8) intaas ayaan wax information ah ku siin karaa walaal ilaahay umada somaaliyeed ha is ogolaysiiyo dhulkana ilaahay nabad ha inooga dhigo walaal anigu hargaysaan jooga.
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysashada ay caafimaadka u leedahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version