Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada oo iga timaado markaan saxaroonayo?

(1/1)

Ibracade281:
asc aqiyaaarta sharafta leh ee webka waan idin salaamay marka hore marka xigtana waxaan rabaa inaan weydiiyo su'aashaan oo ah aniga markaan saxaroonaayo waxaan isku arka shahwo iga imaaneeso kaliya un waa marka aan saxaroonaayo waxaa xusid mudan in siigada aan aad u isticmaalli jiray balse waan iska dhaafay markaan isku arkay cudurkaan waxaa kaloo jirta waayihi dambe in markaan siigo sameynaayo eey biyaha daqiiqad iiga imaadaan balse waqtiyadi hore waan fiicnaa marka waxaaan idinka codsanaa in cudurka wuxuu yahay iyo daawadiisa la ii sheego byy jwb wacan

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso, jawaab aan ka bixinay su'aasha mid la mid ah hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html

Ibracade281:
ok daawada hala ii sheego heeeee

Navigation

[0] Message Index

Go to full version