Author Topic: Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?  (Read 6616 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdiqani_ysf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?
« on: March 03, 2015, 09:38:40 AM »
asc marka hore waan salaamaya dhamaan dhakhaatiirta salaam ka dib
sidaad la socotaan baryahan danbe dhulka soomalida waxa ku soo badana noocyada kala duwan ee kansarka hadaba walaal waxaad warbixin iga siisaan kansarka la yidhaa ka lafaha , ama (leukemia ).
maxaa sababa iyo sidee looga hortagi kara ma la odhan karaa soomalida dawooyinka date koogu dhacay ee loo soo waarido ayaa keeni kara  waad mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena Kansarka Lafaha?
« Reply #1 on: March 04, 2015, 04:32:43 PM »
Leukemia ma ahan kansar lafaha ku dhaco ee waa kansarka dhiigga, fadlan marka hore aqoon u yeelo waxa uu yahay kansar iyo waxyaabaha keeno meeshuu rababa jirka ha ku dhacee, akhriso qoraaladaan hoos ku xusan:
1- Waa maxay Kansar? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html
2- Kansarka qaabkee ayuu ugu dhacaa qofka? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html
3- Kansarka ma laga hortagi karaa? = http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5324.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55909
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162214
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106915
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57923
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62244
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig