Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa sababa ciridka oo durka?

(1/1)

Cabdiqani_ysf:
Asc marka hore waan salaamayaa dhakhaatiirta webkan salaan ka dib su,aashaydu waa walaal inan  saxiibkay ah ayaa waxaa haysata mushkilad.
taas oo ah in ciridkiisu sii durkayo  iyadoo aanu cadaygu durkin taas oo keenaysa in ilkuhu adkaantoodi waayaan.
markaa walaal maxaa sababa ciridka fogaanaya iyo xanuunada ciridka .
waad mahadsantihiin

Ibnurageah:
Wcs , marka hore ciridku waa xubin aad ujilicsan loo na bahanyahay qofku wakhtiyadu cadanayo inuu si fudud sax na ah cadeyga u maryo.
Kadib, ciridku inuu hoos udago mise gormo arima dhow aha yaa sababa .
Mid koobad ilka iney wasakh mise cuntada afka kudaaahdo kadib curidka qeybtisa furan cuntadu fadhisato kadib adkaato midaaa na sababto ciridka iney hoos uriixdo mida. So dhaliso  yiridka( gum inflammation) kadib ciridku marku jilco calaamaadaha lagu garan karo kamid ah
.rednesss
.swelling
.bleesing
. Tenderness
Bad smelling (halitosis)
Intaa markaas isku aragto fadlan laxitiir takhtarka ilka waayo intaaa markey dhadho waxa lacidhidhikaro calamadahan
. Sensitivity if the teeth
. Itching
. Spaces in between teeth
Kadib hadii wax lagaqabanin qofku ilka ayu si dhibyar u waayi Kara .

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhris jawaabta su'aashaada oo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version