Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Furuurac guntan oo ku yaala xubinka taranka?
(1/1)
Maquste:
Asc .walalyaal idinkoo mahadsan waxaan inka codsanayaa bal inaa wax iiga iftimisan wax aad furuurac moodo oo guntan oo ku yaala xubinka taran ka bogiisa hoose ayaan doonaya unaad wax iiga sheegtaan waxa keena iyo sida loo daawayn karo shugran
SomaliDoc:
Faruuruca ka soo baxo xubinta taranka waxaa keeni karo dhowr xanuun oo kala duwan, waxaana lagu kala gartaa in la arko faruuraca.
Fadlan la xiriir takhtar ku taqasusay cudurrada maqaarka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version