Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timo badan oo jirka ah?

(1/1)

Fatxiya1:
waan idin salamay

xaad badan faraha dushooda in ay timo kasoobaxaan , sida wiilashii ookale shaarbaha timo ayaa iga sobaxaan garkana nabaro,meelkamid ah jirkega hadii aan maqas ama sakin kutaabto in ay timobadan kasoo baxaan maxaa keeni kara? dhoorsano kahor ayaa guursaday lakin wali caruur Allah ima siinin,

SomaliDoc:
Garka oo nabro ka soo baxaan, timo jirkaaga aad ku aragtid iyo madhalaysnimo waa cillad la xiriirta hormoonada haweenka, waxaana ugu badan xanuunka loo yaqaano Ugaxnsidaha Fiixda leh ee "Polycystic Ovary Syndrome"
Fadlan halkaan ka baro xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html
Fadlan la xiriir takhtar cudurrada haweenka ku taqasusay si lagaaga baaro oo lagaaga daaweeyo xanuunkaan.
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waan kaaga jawaabaynaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version