Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Laabjeex, Caloosha ayaa i hurta?

(1/1)

Firdawza Cabdi:
waan idiinsalaamay dhamaan dhaqaatirta sharafta leh asc
waxaan qabaa suaal kusaabsan laabjeex. markaan cuno cunooyinka qaarkood sida sabaayada, iyo waxyaabaha basbaaska leh waxaan dareemaa laabjeex caloosha ayaa ihurta biyo badan waan cabaa lkn igama jabiyo muda saacada ah ayaana saas ahaadaa. horay umaan lahaanjirin laabjeex lkn muda dhowr bilooda ayaan arintaan isku arkay. maxaa keenaya arintaas?
mahadsanidiin

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan calaamadaha aad ka cabanayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Firdawza Cabdi:
aad ayaad umahdsntihiin dactors. cilmigiina allaha idinbarakeeyo. waxbadan ayaad noofaa iidaysaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version