General Discussions > Feel Free Here
قط عجيب .. يحدد للأطباء موعد وفاة المرضى ..!!!
Khaliil:
salaan kadib waxay ila tahay aniga yaanyuurtaas inay mudo kunoolayd meesha lagu xanaaneeyo dadka waawayn oo ay mudo arkaysay dad waawayn oo gaboobay marka xoolaha guri joogtada ah(domestic animals) lana taba baro waxa ay arkaan mudo dheer ay laqabsadaan sida inay aragto qofkaa xanuunsan oo dad badan ay uyimaadaan .....any how kalamka nuura waa cajiib waa wax lays dhihi karo.
thanks to all
khaliil.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version