Author Topic: Su'aal: Wajiga ayaa wax iiga soo yaaca oo canbaar u eg?  (Read 4667 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hafsa Isse

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wajiga ayaa wax iiga soo yaaca oo canbaar u eg?
« on: March 23, 2015, 09:34:54 AM »
Asc doctorada sharafta leh
Salan kadib maqaarka khasatn wajiga aya wax iga sooyaac wax canbaar u eg oo cun cun leh oo cad daawo aya doctor iqoray wan iag bi iwaydy  bil walba wan isku arka  dawada ayn marsha  mar walba wayn so noqota ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wajiga ayaa wax iiga soo yaaca oo canbaar u eg?
« Reply #1 on: March 30, 2015, 01:59:21 PM »
Fadlan la xiriir takhtar cudurrada maqaarka ku taqasusay maadaama cilladaadu ay bixi la'dahay, wajigane ay tahay meesha aad ka cabanayso waxaa habboon in aad takhtar aqoon u leh xanuuandaa la xiriirtid, anagu wax badan kama sheegi karno maadaama xanuunada maqaarka ku dhaco u baahan yihiin in la arko.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: