Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wajiga ayaa wax iiga soo yaaca oo canbaar u eg?

(1/1)

Hafsa Isse:
Asc doctorada sharafta leh
Salan kadib maqaarka khasatn wajiga aya wax iga sooyaac wax canbaar u eg oo cun cun leh oo cad daawo aya doctor iqoray wan iag bi iwaydy  bil walba wan isku arka  dawada ayn marsha  mar walba wayn so noqota ?

SomaliDoc:
Fadlan la xiriir takhtar cudurrada maqaarka ku taqasusay maadaama cilladaadu ay bixi la'dahay, wajigane ay tahay meesha aad ka cabanayso waxaa habboon in aad takhtar aqoon u leh xanuuandaa la xiriirtid, anagu wax badan kama sheegi karno maadaama xanuunada maqaarka ku dhaco u baahan yihiin in la arko.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version