Author Topic: Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?  (Read 4710 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Firdawza Cabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?
« on: March 29, 2015, 09:47:42 AM »
ASC dhaamaan Doctorska sharafta leh. waxaan ixanuuna oo ihura cagta hoosteeda iyo calaacalaha gacmaha mana garanayo sababta runtii. sidoo kale waxan dareemaya daal iyo wadna xanuun waxyar hadaan socdo waan hinraagaya.
mahdsnidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?
« Reply #1 on: March 30, 2015, 04:25:41 PM »
Caga hurka, daalka iyo wadna garaaca waxaa keeni karo Gaaska, isagaana ugu badan waxa ay soomaalidu ka cabato.
Waxaa kaloo keeni karo haddii aad qabtid wadna xanuun ama ay jirkaaga ay ku yaryihiin fitamiinada qaar.

Fadlan la xiriir takhtar si xanuunadaas lagaaga baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: