Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cagta hoose iyo calaacalaha ayaa i hura?
(1/1)
Firdawza Cabdi:
ASC dhaamaan Doctorska sharafta leh. waxaan ixanuuna oo ihura cagta hoosteeda iyo calaacalaha gacmaha mana garanayo sababta runtii. sidoo kale waxan dareemaya daal iyo wadna xanuun waxyar hadaan socdo waan hinraagaya.
mahdsnidiin
SomaliDoc:
Caga hurka, daalka iyo wadna garaaca waxaa keeni karo Gaaska, isagaana ugu badan waxa ay soomaalidu ka cabato.
Waxaa kaloo keeni karo haddii aad qabtid wadna xanuun ama ay jirkaaga ay ku yaryihiin fitamiinada qaar.
Fadlan la xiriir takhtar si xanuunadaas lagaaga baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version