Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Siigeysiga kadib maxaa Xal ah?

(1/1)

Osman11:
Mudo aad u badan ayaan siigeysanayay laakiin markaan ogaadey inuu dembi yahay waan iska dhaafey mudadii aan qabatimey siigeysiga waxaan arkey in xubinteyda taranka jilicdey aadna u yaraatey hadaba waxaan takhaatiirta waydiinayaa sidee usoo celin karaa awoodeyda raganimo ama u adkeyn karaa xubinteyda taranta maxaanse isticmaali karaa si aan u wayneeyo xubinteyda taranta Sidoo kalena Gymta ama dhisida murqaha Jirku maka qayb qaadan kartaa adkeynta iyo waynaanta xubinta taranka ee ragga.


Waad mahadsantihiin bahda SomaliDoc.

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso dhibaatooyinka uu keeno siigeysiga iyo siyaabaha loo xallin karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Jimicsiga ma gym-ka wax xiriir la leh inuu adkeeyo ama kobciyo xubinta taranka ma jirto.
Cunno gooni ah oo loogu tala galay inay wayneysane ma jirto.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version