Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Lugaha nabro ayaa iiga yaallo?

(1/1)

Saneeti:
Asalamu caleykum dr salan kadiba
magaceega waa mohamed abdi oo ku nool mogadishu waxaan rabaa in aaan ku weydiiyo suaal yar oo ku sabsan dhanka cafimadka oo anaga isku arkay labadeeyda lugood waxaa ku yaalo nabro marki aan daqaatiir u tagay waxeey igu yiraahdeen waa cambar waxan isticmaalay dawada cabarta white feel boomatada la dhaho waxeeyna ugu hayaan cun cun qaar weyba barar sanyiin marka dr maxaan sameyaaa oo ila kodboon
mahadsanid

SomaliDoc:
In nabarahaa aan aragno moyee, talo kuma siin karno, xanuuanada maqaarka aragti ayaa lagu fahmaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version