Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka Soomaalida Dacarta u taqaano?
(1/1)
Maxda:
Asc waxa jira calamado badan oo dadku dacar
u yaqaa niin
Waxaan isku arkay calamadahab
1 subixii af qadhaadh
ya laalugo ama la labo
hadii aan iska matajiyo
waxa iga imanaya wax iyo kugu
jira xumbo iyo biyo midab koodu
jaale yahay oo aad u qadhaadh waana sabaxa hore
marka aan kaco
Arinka bal talo ka soo dhiiba
SomaliDoc:
Qarasta ama dacarta maxay tahay? Caafimaadka muxuu ka aaminsan yahay? Fadlan jawaabta su'aalahaas iyo kuwa ka badanba, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version