Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay gaardalaambiyada?

(1/1)

Saleeban Axmed:
Waxan doonayaa in layga jawaabo waa maxay gaardalaambiyada la yidhaahdo maxay ka dhalataaaa saamayn caynkee leh ayay dadka ku leedahay astaamaha lagu garan karoo in qof calooshii ay ku nooshahay  sideee llooo dawayn karaaa, maxayse kaga duwan tahay gooryaanka?

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan cudurka uu keenio Jaari Lambliyaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,837.0.html

Haddii aad qabtid su'aal dheeraad ah waad na soo weydiin kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version