Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno jirka oo difaaca ku yaraado?
(1/1)
Shaxshaxleey:
Asc walaalayaal wan idin salaamay somali.doc hadii aan su aashayda u gudbo waxaa laygu sheegay in jirkayga difaaciisa aad u yaryahay wax xanuun ah oo wayna ma qabo horayna iiguma dhicin maxaa sababo marka sideese difaaca jirka kor loogu soo qaadi karaa dadayda wa 24 hooyana waan ahay tan kale cayilka miyuu sababaa in difaaca jirka hoos u dhaco oo uu yaraado
SomaliDoc:
Fadlan jawaab laga bixiyay su'aashaada mid la mid ah, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4654.0.html
Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheer waad na soo waydiin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version