Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madaxa intiisa hore way i xanuuntaa?
(1/1)
Shaakir999:
Asc marka hore
waxaan isku arkay ayaamahan dambe madaxa intiisa hore oo ixanuuta weliba xiddidada madaxa inata hore ,o marmar debada uso baxa.
Waad mahadsantihin.
SomaliDoc:
Fadlan halkaan kaga bogo qoraal ku saabsan madax xanuunka iyo noocyadiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version