Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bakteeriyo caloosha nabar u yeeshay?

(1/1)

Aamino:
Adban idin salamay dhakhtirta sharaftale inta kadib waxan qaba su al ilmayar oo 7 jir ah aya waxa xanuntay calosha inmudo ah aye kacabanaysay calosha hada wigi hore aya waxa laga qaday saxaro jawabtina waxay dhehen dhakhtirti  waxa ay qabta gabadu bakteria midhicirada kaga dhacday nabarna ku samaysay  marka hada kinini aya losoqoray waxana ay dhehen waxan udirayna dhakhtar nagasiwayn kaso tunbo gelinaya siloso arko nabarka iyo inta u legyahay marka waxan idinwaydilaha maxay tahay bakteria da ku dhacda midhicirka mlse kabogsankarta  maxase kena bakteriada mise lakala qada ilmaha kale maka qadi karan  baf iso fah fahiya ilahay khayr haidin siyo

SomaliDoc:
Bakteeriyada magaceeda waxaa la dhahaa "H. Pylori" waxayna keentaa cudur gaaska ku sameeya caloosha boogta.
Halkaan ka akhriso waxa ay tahay bakteeriyadaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa xanuunka gaas calooleedka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Tubada la galinayane waa mid lagu soo fiirinayo boogo hadday caloosha ku yaallaan oo ay bakteeriyadaan keentay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version