Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Carrabka Oo Dillaac Samaynaya?
(1/1)
A/qadir Abdi:
Asc Dr. waan idin salamay salan ka dib dr. carabka ayaa i dillaacay ama cracking ayuu samaynayaa midabkuna waxad moda inu yara cadyhay mar marna corneyasha ayu iga xanunaya.
SomaliDoc:
Carab xanuunka ama dildillaaca waxaa keeno karo dhowr shay oo kala ah:
1- Fitamiin yari jirka kaa hayso khaas ahaan fitamiinka B complex iyo macdan kalaba.
2- Haddii caabuq carabka uu jiro sida cabeebka iyo jeermis kalaba.
Fadlan u tag takhtar si baaris guud laguugu sameeyo oo loo ogaado xanuunka carab dillaaca kuu keenay
Navigation
[0] Message Index
Go to full version