Author Topic: Su'aal: Ovarian cyst anoo qaba uur ma yeelan karaa?  (Read 4685 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qaali10

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ovarian cyst anoo qaba uur ma yeelan karaa?
« on: April 19, 2015, 03:56:21 PM »
asc walal waa mahadsantihin waxan jogaa muqdisho waxan jira25 waxan xaas ahey mudo labo sano ah.  waxan tagey doctor waxa uu i dhahay ,waxa kugu  yaal buro biyood ama waxa loo yaqaano ovarian cysts  wali ilmo ma dhalin marka waxa raba in an adin waydiiyo adinkoo mahadsan  ovarian cystska anoo qabo uur ma qaadi karo miyaaaaaaaa, iyo xariirka ka dhexeeya urka iyo burad?. sidoo kale dawada ugu fcn ee an qadan karo wa maxaey?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ovarian cyst anoo qaba uur ma yeelan karaa?
« Reply #1 on: April 20, 2015, 02:51:09 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan buro-biyoodka ugxan sidaha iyo saameynta uu uurka ku leeyahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: