Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan ka Cabanayaa dhabar xanuun?

(1/1)

Jama Shafie:
 Aadba iniiga mahad celinaya dhamaan  Dhakhaatiirta sharafta leh iyo inta la socotaba,

ka bacdi , waxan halkan iniga cod san lahaa in aad iiga soo jawaabtan suaal,

waxan ka xanuun sanahay dhabarka dambe waliba wuxuu aad ii xanuuna habeenkii marka seexdo oo dhiigayga qaboobo subixiina waa igu adag tay in aan caadi u kaco xanuun dartiis , waxan u tagay dhakhaatiir badan oo kala duwan waxaa la isaaray CT scan waxba waa laga waayey ricirahayga dhabarka wax kale o xanuunana waa la iga waayey , hadana xanuunkaas ban dareemaya, iga soo shaafiya wuxuu noqon karo  wixii tala ah ii sheega oo aan sameeyo.

   Mahadsanidiin
 Jama

SomaliDoc:
Ka faaidayso qoraalkaan, waxaan rajaynayaa in dhibkaaga aad jawaab u heli doontid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version