Author Topic: Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?  (Read 4417 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamedalhashi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?
« on: April 21, 2015, 03:26:34 PM »
Asc marka hore dhakhtar aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay sida aad ugu adeegayso umada waa alhashi jooga italy...1 suaal ayaan doonayaa dhakhtar...,  Masturbation ka ma la joojin karaa isla markaana mudo intee le'eg ayay ugu keentaa caafimaad daro jidhka hadii la wado. Plze I need this answers mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muddo intee la eg ayay siigadu dhibaato ku keentaa?
« Reply #1 on: April 25, 2015, 12:50:42 PM »
Ma jirto muddo xadidan oo la dhihi karo intaa hadduu qofka wado dhibaatada ayaa ku billaabmayso, laakiin waxa la isku waafaqsan yahay ayaa ah in kullamaa muddada la sameeyo cadadaan ay dheeraato kullamaa halista ay badanayso.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7662
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 29299
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45190
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Burushka lagu cadaydo ilkaha dhibaato miyuu u gaysan karaa?

Started by Maxammed Siciid AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8076
Last post May 11, 2015, 02:50:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6985
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc