Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal fadlan jawaab deg deg ah isiiya mahadsaniiid?
(1/1)
Mohamedalhashi:
Marka hore waxa aan alle ugu tuugayaa inuu janno fardawso geeyo takhaatiirta somalieed ee dadkoda ushaqaynaya mar 2aadkana waxaan isku arkay hilmaamid deg deg ah ama xusuus yaraan matalan hadaan imika akhriyo wax sida qaar ka mid ah sualaha ay dadka idin waydinayan hadhowti waxa igu adkaata inaan xusuusto qaar qoraalkii kamida ama gabi ahaantiiba....waxaana ihaysata dhibtaas xusuus lunka ah...markaas maxaan sameeyaa plz help me
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5687.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version