Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa sababa madax wareer badan?
(1/1)
Abdi21:
Salaan aad u qiimo badan kadib maxa sababa madax wareer badan marna waan isku arkaa marna waan ka roonaadaa waxa isugu keey darsoomay spinal cort iyo asmo sanboor gastarik tb dawadeeda waan qaatay 4 bil ka hor hada doctor ayaan utagay cilad aan ku qiyaasay gastarik wuxuu iisoo qorray kaniini welina kuma bogsoon kamirad caloosha ayaa ii balansan kaniiniga aan qaato waa lansoprazol rationpharm 30 mg wax side effects ah ma leeyahay madax wareerka ma keeni karaa mahadsanid
SomaliDoc:
Fadla su'aashaadii hore ku laabo jawaabta laga bixiyay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5725.0.html
Haddii wax su'aala aad ka qabtid daawada laguu qoray waxaa habboon in aad takhtarkaaga ka waraysatid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version