Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?
(1/1)
FARHANSOM:
asc wr waad ku mahadsantihiin jawaabina caafimaad ee aad bulshadiina usoo gudbinaysaan.
su'aashaydu waxay tahay maxaa keena dhabar xanuunka loo yaqaan afka qalaad (lower back pain) oo qofku isagoo aan wax xanuun ah dareemayn seexdo lakiin subixii uu la soo tooso xanuun daran ka din markuu cabaar joogana xanuunkii ka tago? maxaa lagula tacaalaa oo dawo u ah?
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka baro dhabar-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,570.0.html
Qoraalkaan kalane ka faaidayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version