Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Haddii infakshan awgiis ilmo la waayo, maxaa talo ah?

(1/1)

Mohamed12:
Asc dhamaan bahda webkaan waa idin salaamay
salaan kadib''
dumarka hadii aan laga daween ekfeshinka kuna daaho mudo ilmana ay iska wayso mala daween karaa oo dib Malaga yabaa iney u uuraawdo
mahadsanidiin

SomaliDoc:
Infekshanka oo daaho waxaa ka muhiimsan xaaladda ay ku sugan yihiin xubnaha ka qeyb qaato uur qaadista iyo heerka uu infekshan gaarsiiyay, waa in aad arrintaa darteed in ay cillada tahay hubsataa marka hore.
In la daaweyn karane waxay ku xiran tahay heerka uu xanuunkaaga uu gaarsiisay yahay.
Fadlan ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan infekshanka ku dhaco haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version