Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa Maxay acid reflex?
(1/1)
Salaado cali:
Aslaamu calaykum waraxmatulaahi wbkt salaan ka dib dhaqatiirtana ilahay qayr ha idin siiyww suaal nagma dhaamto suashaydu waxay tahay inan yar oo dhashay ayaa lugu sheegay acid reflex waxaa loo soo qoray daawdan (rintidin) 3bil ka dibna soo noqo ayuu yiri drkii mana uu sheegin goorta laga joojinaayo
inataas waa hordhac ee suaalahan iiga jwba
muxuu yahay acid reflex somali ahan
ilmaha yarsa ma ku dhashaan ?maxaana u sabab ah inuu ku dhaco
daawadiisa ilaa waqti intee ah ayaa la qaataa?
Maxay tahay calaamdah lagu ogaan karo inuu ilmuhu ka bugasaday
jazaa kalaah qayr
SomaliDoc:
Acid reflux waa biyaha kulul ee qofka ku soo rogmado xilliga uu dareemayo laabjeexa.
Waa calaamad ka mid ah calaamadaha gaaska, halkaan ka akhriso qroaalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad sii qabto su'aalo dheeraad ah waad na soo waydiin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version