Author Topic: Su'aal: Dhisida murqaha iyo cafimadka?  (Read 5457 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamedalhashi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhisida murqaha iyo cafimadka?
« on: April 25, 2015, 06:03:22 PM »
Asc somalidoc alle ha idin xifdiyo hal sual ayn qabaa dhisida muruqyadu ma keentaa caafimaad daro  mustaqbalka ah iyo waliba miyaa loo qaataa cunto gaar ah ...thank u




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhisida murqaha iyo cafimadka?
« Reply #1 on: May 02, 2015, 11:06:11 AM »
Dhisidda murqaha aan xad dhaafka ahayn ma keento caafimaad darro, laakiin haddii ay xadka ka baxdo oo murqaha aad u weynaadaan waxay keenaan wax loo yaqaanno "Hypertrophy" oo ah in unugyada murqaha ay aad u bararaan oo ay ku filnaa wayso tamarta jirka ama ay halis ugu jiraan in ay dillaacaan ama qulqulka dhiigga ku yaraado taasoo keenayso xanuun siyaado ah iyo unugyadaas ay dhintaan.

Waxay dhibkaan ku sii badan tahay dadka qaato daawooyinka la mariyo murqaha ama loo isticmaalo bararinta murqaha.

ma garanayo cunno u gaar ah murqo dhisidda laakiin cunnooyinka borotiinka uu ku badan yahay waxay muhiim u tahay korriinta lafaha iyo murqaha waxaana laga helaa hilibka, ukunta, beerka, kalluunka, digaaga, cambuulada iyo caanaha.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa maxay walaalayaal cudurka loo yaqaan infectionka xaglaha ama murqaha?

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 27577
Last post February 05, 2011, 04:08:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Murqaha miskaha dabcay maxa keena?

Started by HawakalifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5928
Last post January 24, 2015, 05:12:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i xanuunta carjowda barida iyo murqaha?

Started by XuseendhoolBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 3340
Last post November 10, 2015, 02:13:25 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Luqunta Iyo Kogitaanka Murqaha Garabka.!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 45624
Last post June 28, 2017, 03:04:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?

Started by Hassan HusseinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3127
Last post April 12, 2016, 04:20:58 PM
by SomaliDoc