Author Topic: Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka  (Read 4606 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamedalhashi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka
« on: April 25, 2015, 06:46:07 PM »
Asc dhamantiin sln ka bacdi.... Waxa iga dhiman in ku dhow 8 kg oo miisan ah waxaan ahay 52 kg dhererkayguna waa 1.72 mitir markaa caafimaad daro ma keeni kartaa sideen se wieght kayga ukordhin karaa haday caafimad daro keenayso wiegth yaridu....mahadsanid..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka
« Reply #1 on: May 02, 2015, 11:07:47 AM »
8 kiilo oo kaa dhiman ma keenayso caafimaad darro, haddii aad cunno isku dheelli tiran cunto, jimicsi aad samayso, balwadne aadan lahayn, hurdo kugu filan aad seexato.

Waa intaas inta aad ku dadaalayso si aad caafimaadkaaga u ilaaliso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Hurdo yarida oo la tilmaamay in ay ka dhashaan waxyeelo halis ah (Daraasad)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 6874
Last post April 29, 2011, 10:41:50 PM
by Drkheyre
Su'aal: Maxaa keeni karo caano yarida hooyada?

Started by ChoukriBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 70993
Last post January 18, 2019, 08:44:17 AM
by Qoorgaab120
Su'aal: Kacsi Yarida?

Started by Saadaq yareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8809
Last post October 28, 2012, 09:54:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Prostate iyo da' yarida?

Started by Axmed naafBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3912
Last post May 20, 2019, 09:55:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Caado yarida?

Started by FahayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4308
Last post December 05, 2020, 01:54:09 PM
by Milica_soomali