Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka

(1/1)

Mohamedalhashi:
Asc dhamantiin sln ka bacdi.... Waxa iga dhiman in ku dhow 8 kg oo miisan ah waxaan ahay 52 kg dhererkayguna waa 1.72 mitir markaa caafimaad daro ma keeni kartaa sideen se wieght kayga ukordhin karaa haday caafimad daro keenayso wiegth yaridu....mahadsanid..

SomaliDoc:
8 kiilo oo kaa dhiman ma keenayso caafimaad darro, haddii aad cunno isku dheelli tiran cunto, jimicsi aad samayso, balwadne aadan lahayn, hurdo kugu filan aad seexato.

Waa intaas inta aad ku dadaalayso si aad caafimaadkaaga u ilaaliso.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version