Author Topic: Su'aal: Madax xanuun dhafoorka ah?  (Read 6947 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fatma Funny

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madax xanuun dhafoorka ah?
« on: April 17, 2015, 07:49:41 AM »
asc Dr! su'asha aan rabo inaad iga faa idayso waa madax xanuun
waliba madaxa oo dhan ma ahan ee waa _parietal bone ka iyo. Temperal bones. wali waxa idheer xanaq badan inyar waxba ma xamili karo sida qaylada iyo wixi lamida.  xanaaq badan ayan leeyahay marka xanaqana madaxa ixanuunaya labada dhafoor ayan qabanaya xanun awgiis marka muxu noqon kara waxa idheer ilawsho waxba ilaawaya madaxaa hadu ixanuuno.  thanks Dr!         su'asha 2baad waa caga olol cagaha markasta i olola murqa xanuun iyo dhabar xanuun. badan iyo caadada oo wakhtigeeda dhaafta ama khalkhal galo hadi wakhtigeda gaarta aan waxba arag iyo dhabbar xanuun maxa sababa see maxa keena xanuunadas Dr! thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuun dhafoorka ah?
« Reply #1 on: April 20, 2015, 01:44:23 PM »
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka kala duwan iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html

Halkaane waxaad ka heli kartaa qoraal ku saabsan caga olol-ka iyo xalkiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan caado wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html

Markaa qoraalladaa akhrisatid ka dib, haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah, waad na soo waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Nasriin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Madax xanuun dhafoorka ah?
« Reply #2 on: April 28, 2015, 12:00:15 PM »
Asc aad ayaad umahadsantihiin
su'ashayda ah
qofku marku socdo ama socodku ku bato dareenka uu dareemayo irbad in ay kaga tagantahay kalida
ama naqas camal kalidu ka dareemo
mahadsanidiin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuun dhafoorka ah?
« Reply #3 on: May 02, 2015, 11:45:56 AM »
Xanuunak laga dareemo dhinacyada gadaale ee feeraha ka hooseeyo oo kilyaha ku aadan, waxyaabo badan ayaa keeni karo.
Laakiin haddii sida aad tilmaantay ay tahay wax socodka la xiriiro waxaa dhici karo in qofka uu qaab socodkiisa qaldan yahay oo dhabarka uusan toosneyn sidaa awgeed culeys ama cirbad lagugu mudayo aad halkaa ka dareemaysid.

Haddii aad xiran tahay kabo taako dhaadheer leh waa la dareemaa, waxay qalloociyaan socodka saxda ah, hadduu miisaankaaga culus yahay sidoo kale culeys wuu saaraa kilyaha.

Waxaa dhici karto in ay jirto xanuun kilyaha ah sida in dhagax ku jiro oo kale taasoo markuu qofka wax badan socdo oo uu harraado, ay keeni karto in cirbad inuu mudayo oo kale kilyaha laga dareemo.

Waxyaabo badan ayaa keeni karo ee fadlan la xiriir takhtar si laguu baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33334
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32380
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23576
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29482
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48184
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc