Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena ugxan la'aanta dumarka?

(1/1)

Fatxiya1:
Asalamu aleikum
 
maxaa keena ugxanla'aanta(ovulation) amasa in dumarka lagawaayo  Ovutation? meeqa ayaa macquul ah tiro ahaan in ay dumarka lahaadaan?
daawo maledahay ?

         mahadsanidiin

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso jawaab su'aashaada la xiriirto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html
Halkaan ka ahkriso su'aal ku saabsaxa ugxanta oo yaraato ama daciif ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4697.0.html
Halkaan ka akhriso su'aal ku saabsan daawo lagu kobciyo ugxanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2283.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version