Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay shaqada thyroid gland?
(1/1)
Siciid Isse:
Asc Salaan Ka Bacdi Waxaan Rabaa Inaan Dhakhaatiirta Waydiiyo Su'aal
Waa Maxay Shaqada Thyroid Gland ?
SomaliDoc:
Qanjirka thyroid-ka waa qanjir dhuunta ku yaallo oo soo daayo dheecaanno jirka ka qeyb qaato howlo badan oo ay ka mid in ay dheecaano kale sii kontroolaan ama tamar samaynta jirka ama kontroolidda hormoonada qaar, howsha beerka, maskaxda iyo jirka qeybhiisa kale.
Qanjirka waxaa ku dhaco xanuuno keeni kara in uu howlgabo oo dheecaankaas uu joojiyo ama siyaado u soo daayo, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version