Administration Panel > Requests & Recommendations
Help needed
(1/1)
Hamdi Aden:
Salam all .. Can someone please translate the following medical English words in to Somali
Otolaryngology
Medicine pediatrics
Physical medicine
Plastic surgery
Preventive medicine
Proctology
Psychiatry
Radiation oncology
Radiology
Rehabilitative
Rheumatology
Sports Medicine
SomaliDoc:
Otolaryngology: Barashada xanuunada dhegta iyo dhuunta "bocorka"
Medicine: 1- Cilmiga caafimaadka 2- Daawo
pediatrics: Caafimaadka caruurta ama Barashada xanuunada caruurta
Physical medicine: Caafimaadka dabiiciga ah sida ku daaweynta jimicsiga, kubbeynta ama korontada.
Plastic surgery: Qalliinka qurxinta sida qalliinka cayilka, wajiga, naasaha IWM.
Preventive medicine: Cilmiga ka hortagga cudurrada.
Proctology: Barashada xanuunada malawadka.
Psychiatry: Barashada xanuunada dhimirka.
Radiation: Shucaaca ama ileyska kiimikada ah.
Oncology: Barashada xanuunada kansarka.
Radiology: Cilmiga ku daaweynta shucaaca ama ileyska kiimikada ah.
Rehabilitative: Baxnaanin
Rheumatology: Barashada xanuunada roomaatiisamka.
Sports Medicine: Caafimaadka ciyaaraha (daaweynta iyo la tacaalidda xanuunada iyo dhaawacyada ciyaaraha ka dhasho)
Navigation
[0] Message Index
Go to full version