Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wajiga waxaa iiga yaal dhinco u eg qawid?

(1/1)

Mohamed12:
asc dhamaan bahda webkaan waa idin salaamay
salan waxaa qof dumar ah ayaa iidhahday ii waydii
cudurkaan aan isku arkay mudooyinkaan
waxay dhahday waxaa wajiga iiga yaalo dhibco cad cad oo u eg qawidka balse ka duwan
oo jacjaca dabeysha oo kale ah marka cudurkaas magaciisa iyo inla daaween karo
Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Xanuunada mqaarka ku dhaco aragti ayaa lagu gartaa, wayna isku ekaan karaan, u sheeg gabadha in ay takhtar la xiriirto si loo ogaado waxa haya, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Qawidka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version