Author Topic: Su'aal: Mar walba oo cunno cuno, laabjeex ayaan dareemaa?  (Read 4454 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kallun

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mar walba oo cunno cuno, laabjeex ayaan dareemaa?
« on: May 04, 2015, 01:42:24 PM »
Asc doc waan ku mahadsantahay
hoosha aad dadkada u heysid walal
su aal ayaan qabaaa mar walbo oo
cuno wan ku laab jeexmaa olol camal kaniini zantac ayaan iska so
gataaa waan iska cunaa so dhib ma ii keene karaaa kaniiniga adoo mahadsan...




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mar walba oo cunno cuno, laabjeex ayaan dareemaa?
« Reply #1 on: May 07, 2015, 11:34:28 AM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan dheefshiid xumada iyo laabjeexa cunno kasta ka dib: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa xanuunka gaaska iyo xalkiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Daawada Zantac waa daawo loo qaato Gaas-ka, daawo kastane waxay leedahay waxyeello inkastoo ay kala daran yihiin, daawadaan waxaa ka mid ah dhibaatada ay keeni karto: Xajiin, barar wajiga ama gacmaha, xatxato afka iyo dhuunta ah, bacoolo maqaarka ku samaysma, kaadida ama saxarada oo is badalo miadabkooda, lalabo, cunno-xumo, wadna garaac siyaado ah iyo tabardarri.

Waxaan kugula talin lahaa in aad si dabiici ah gaaskaaga u daaweyso oo aad raacdo talooyinka ku qoran qoraallada kore ee aan kuu tilmaamay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 318373
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24474
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 26009
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18232
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24312
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc