Author Topic: Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?  (Read 4883 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi Axmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?
« on: May 08, 2015, 12:21:02 PM »
max uu sawirku qofka yeelikara sawirka x= reyga




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aa: Maxuu sawirka raajada qofka yeeli karaa?
« Reply #1 on: May 11, 2015, 01:44:49 PM »
Raajada ama sawirka jirka waxyeello jirka uma gaysto haddii aanan muddo dheer oo isku xigxiga shucaaca raajada jirkiisa gaarto, waxyeellada waxay noqon kartaa kansar maqaarka ah inkastoo fursadda in kansar raajada laga qaado ay aad u yartahay, u baahnaanshaha raajada uu takhtarka kuu dirayo iyo inta jeer lagu saarayo isagaa kuu xaddidi doono waana lagu kala duawanaan karaa.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan raajada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1841.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: